Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka gaar ahaan Waaxda kormeerka Xabsiyada iyo Maxaabiista Waxa ay kormeer ku sameeyey Qaybta Nabad gelyada Waddooyinka ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Qaybo kamid ah Saldhigyada Ciidanka Booliska ee Gobolka Benaadir.
Kormeerkaas oo daarranaa, Talo bixinta sharci , Hagista Booliska, isla xisaabtanka, la socodka Xaaladda Maxaabista, iyo Xallinta caqabadaha ka jira Saldhigyada si loo xaqiijiyo Caddaaladda Maxaabiista.
Waaxda Isgaarsiinta iyo Xiriirka Dadweynaha
Publicrelation@ago.gov.so
Lambarka gaaban: 4949.