By

pr
Muqdisho, Soomaaliya – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Hon. Sulaymaan Maxamed, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay Isbitaalka Madiina, taasoo isugu jirtay kormeer shaqo iyo u kuurgalid adeegyada caafimaad ee isbitaalku u fidiyo bulshada Soomaaliyeed. Intii uu booqashada ku guda jiray, Xeer Ilaaliyaha Guud waxa uu warbixin muhiim ah ka dhegeystay Agaasimaha Isbitaalka Madiina,...
Read More
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka gaar ahaan Waaxda kormeerka Xabsiyada iyo Maxaabiista Waxa ay kormeer ku sameeyey Qaybta Nabad gelyada Waddooyinka ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Qaybo kamid ah Saldhigyada Ciidanka Booliska ee Gobolka Benaadir. Kormeerkaas oo daarranaa, Talo bixinta sharci , Hagista Booliska, isla xisaabtanka, la socodka Xaaladda Maxaabista, iyo Xallinta caqabadaha ka...
Read More