Category

Blog
Ku-simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Farxaan Xuseen Maxamed, ayaa ku soo dhaweeyey Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranak wefdi sare oo ka kala socday Jaamacadda Bariga Afrika ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, oo ay hogaaminayeen Guddoomiyayaasha labada jaamacadood, Dr. Bashiir Maxamuud Cabdullaahi iyo Dr. Cabdirasaaq Takar. Socdaalka...
Read More
Muqdisho, Soomaaliya – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Hon. Sulaymaan Maxamed, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay Isbitaalka Madiina, taasoo isugu jirtay kormeer shaqo iyo u kuurgalid adeegyada caafimaad ee isbitaalku u fidiyo bulshada Soomaaliyeed. Intii uu booqashada ku guda jiray, Xeer Ilaaliyaha Guud waxa uu warbixin muhiim ah ka dhegeystay Agaasimaha Isbitaalka Madiina,...
Read More