Blog Full Right Sidebar

Caption Aligned Here
Muqdisho, Soomaaliya – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Hon. Sulaymaan Maxamed, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay Isbitaalka Madiina, taasoo isugu jirtay kormeer shaqo iyo u kuurgalid adeegyada caafimaad ee isbitaalku u fidiyo bulshada Soomaaliyeed. Intii uu booqashada ku guda jiray, Xeer Ilaaliyaha Guud...
Read More
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka gaar ahaan Waaxda kormeerka Xabsiyada iyo Maxaabiista Waxa ay kormeer ku sameeyey Qaybta Nabad gelyada Waddooyinka ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Qaybo kamid ah Saldhigyada Ciidanka Booliska ee Gobolka Benaadir. Kormeerkaas oo daarranaa, Talo bixinta sharci , Hagista Booliska,...
Read More
Riix halkan si aad u eegto SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKA QORAALKA AH EE KAALIYEYAASHA
Read More
Riix halkan si aad u eegto  SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKA QORAALKA AH EE GARSOOREYAASHA IYO XEER-ILAALIYEYAASHA
Read More
Attorney General, Hon. Suleiman Mohamed Mohamud, today held a regular meeting with the staff of the Office of the Attorney General, especially the subordinates. The meeting discussed how to maintain office working hours, work efficiency, and also discussed the existing challenges and how to overcome...
Read More
1 2