Blog Full Left Sidebar With Frame

Caption align here
Ku-simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Farxaan Xuseen Maxamed, ayaa ku soo dhaweeyey Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranak wefdi sare oo ka kala socday Jaamacadda Bariga Afrika ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida...
Read More
Muqdisho, Soomaaliya – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Hon. Sulaymaan Maxamed, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay Isbitaalka Madiina, taasoo isugu jirtay kormeer shaqo iyo u kuurgalid adeegyada caafimaad ee isbitaalku u fidiyo bulshada Soomaaliyeed. Intii uu...
Read More
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka gaar ahaan Waaxda kormeerka Xabsiyada iyo Maxaabiista Waxa ay kormeer ku sameeyey Qaybta Nabad gelyada Waddooyinka ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Qaybo kamid ah Saldhigyada Ciidanka Booliska ee Gobolka Benaadir. Kormeerkaas oo...
Read More
Riix halkan si aad u eegto SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKA QORAALKA AH EE KAALIYEYAASHA
Read More
Riix halkan si aad u eegto  SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKA QORAALKA AH EE GARSOOREYAASHA IYO XEER-ILAALIYEYAASHA
Read More
1 2